Wasiirka difaaca Xasan Cali Maxamed oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kulan la qaatay u qeybsanayaasha ciidanka xoogga ee dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya.
warbixintan waxaa diyaarisay Saynab Caddinuur Maxamed.
FAALLOOYIN & FALCELIN