Muqdisho May 15, 2016 Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri subax la horgeyn doona dibu eegistii ay guddoonka baarlamaanka u saareen heshiisyadii Madasha Wadatashiga ee Soomaaliyeed.
Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xassan oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya, una waramayay Barnaanijka Caawa & Daljir ee Radio Daljir ayaa sheegay in ay berri ka doodi doonaan arrimaha la xariira dibu eegista.
Xili ay Puntland & Beesha Caalamkuba ku baaqeen in aan waxba bedelid ah lagu sameyn qodobadii lagu heshiiyey bishii April ee lasoo dhaafay.
COMMENTS