(DHAGEYSO) Puntland oo bilowday Qaadida Imtixaanka Shahaadiga ah

Garoowe May 21, 2016 Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng CabdiXakiim Xaji Cabdulaahu Cumar Cameey ayaa si rasmi ah u daah furay qaadida Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland, kaas oo laga qaadayo in ka badan 11,000 oo Arday, kuwaas oo ka soo baxaya Faslada 8aad iyo 9aad ee Dugsiyada Dhexe & Sarre gobalada Puntland.

Eng Camey ayaa nasiib wanaagsan u rajeeyey Ardayda gashay sannadka Imtixaanka, wuxuuna balan qaaday in ay dawladdu ka shaqeyn doonto in si hufan u hirgalo Imtixaankan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com