Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee DFS oo Kismaayo gaaray kana qaybgalaya caleemasaarka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam

Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee DFS oo Kismaayo gaaray kana qaybgalaya caleemasaarka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland waxaa gaaray galabta wafdi ka socda labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya kuwaas oo uu hogaaminayo Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari iyo xubno kale.

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ah guddoomiyaha Xisbiga ileys,Xildhibaan Mahad Salaad iyo Xubno kale ayaa ka qayb ka ahaa wafdigii tagay Maanta Kismaayo.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland iyo mas’uuliyiintii horay u tegay ayaa sidoo kale qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada Kismaayo,waxaana Xubnahaan ay halkaasi u tageen ka qeyb-galka munaasabada caleema saarka Axmed Madoobe.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com