Sidee ugu haboon ee looga faa’iidaysan karaa biyaha roobka ee xiliga dayrta( dhegayso)

Sidee ugu haboon ee looga faa’iidaysan karaa biyaha roobka ee xiliga dayrta( dhegayso)

Qaybo badan oo kamid ah gobolada Puntland waxaa ka da’ay roobabkii dayrta waxaan aad looga walaacsan yahay sida aan looga faa’iidaysan biyahaasi roobka.

Wasiirka deegaanka beeraha iyo waraabka Puntland Ismaaciil Diiriye Gamadiid oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay sida looga faa’iidaysankaro biyaha roobka, waxa ka hirgalay qorshihii biyo xireennada ee ay wasaardu ka waday gobolada Puntland.

wasiirka ayaa waxaa waraystay wariye Xasann Heykal oo Bosaaso ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com