(DHAGEYSO MAANHADAL) Dhaashane VS Xaad: Xamar iyo Hantida la Haysto!

Gaalkacyo, Barnaamijka Maanhadal oo aad Jimce kasta dhageystaan waxaan ku soo qaadanaynaa maanta Muqdisho & Hantida la kala haysto, waxaana ka qeybgalaya Maxamed Faarax Dhaashane oo ka soo jeeda Puntland, kuna sugan Gaalkacyo & Maxamed Xassan Xaad oo kusugan Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com