Taliyihii Saldhiga bartamaha ee Gaalkacyo oo qarax ka bad baaday (dhegayso)

Taliyihii Saldhiga bartamaha ee Gaalkacyo oo qarax ka bad baaday (dhegayso)

Taliye Cabdiqani Xabuun ayaa ka bad baaday qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray inta uusan ka bixin gurigiisa.

waxaa socda baaritaan ku aadan cida falkan fulisay ee doonaysay in ay taliyaha disho.

majirto ilaa iyo hatan cid sheegatay qaraxan mas’uuliyadiisa ee uu ka bad baaday maanta taliyaha.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com