Wasiirka Maaliyada DFS oo la kulmay Madax ka tirsan IMF (Sawiro)

Wasiirka Maaliyada DFS oo la kulmay Madax ka tirsan IMF (Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa halkaasi kula kulmay Xubno ka tirsan Sanduuqa Lacagta Aduunka.

Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen Arrimo la xiriira Soomaaliya iyo qorshaha deyn cafinta oo ay dadaalkeeda wado Dowladda Soomaaliya.

“ Waxaan kulamo muhiim ah, misna ay natiijo ka soo baxday la yeeshay madax kala duwan oo ka tirsan Sanduuqa Lacagta Aduunka ee IMF iyo masuuliyiin kale. nala qireen dadaalka iyo howsha aanu ka qabanay dib-u-habeynta maamulka Maaliyadda ayuu yiri “Wasiir Beyle

Sidoo kale Wasiir Beyle waxaa uu hadalkiisa inatasi ku daray in dowladda Soomaaliya ay hadafkeedu yahay inay ka miro-dhaliso deyn-cafis iyo Maalgalin ay hesho Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com