Xildhibaan Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo katirsan mudanyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay in la xiro idaacadda Daljir iyadoo aan wax sharci loo marin , xildhibaanka ayaa dhanka kale usoo jeediyay dowladda inay kula xisaabtanto wasiirka warfaafinta hadalkii uu ugu hanjabay saxaafadda dil iyo xabad inuu isugu dari doono, sharcina uu aqoon.
Waxaa uu khadka taleefanka uu ugu waramay Maxamud Cabdi Ibraahim
COMMENTS