Muxuu ka dhigan yahay hadalka safiirka mareykanka ee Kenya ?( dhegayso)

Muxuu ka dhigan yahay hadalka safiirka mareykanka ee Kenya ?( dhegayso)

Safiirka mareykanka ee kenya ufadhiya ayaa sheegay in uu horay utagay magaalada Muqdisho oo uu madaxweyne Farmaajo uu ka codsaday in uu isga baxo dacwada badda ee udhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya sida ay qoreen warbaahinta Kenya.

Hadaba hadalka safiirka Soomaaliya ee Kenya ee ahaa in ay Soomaaliya ay joojiso dawacda badda ee ka dhanka ah Keya muxuu ka dhigan yahay? Maxay se arintan ka badali kartaa dacwada taala maxkamada ICJ.? Su’aalahaas oo idil waxa uu Radio Daljir hor dhigay garyaqaan Maxamed Xasan Dhuuke oo arimaha sharciga ka faalooda kuna sugan degmada Burtinle.

wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com