Faahfaahin: Dil xalay ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Faahfaahin: Dil xalay ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuuryare ayaa Waraysi uu siyeey Radio daljir wuxuu faahfaahin ka siyeey dil xalay Magaaladda Gaalkacyo lagu geeystay Allaha u Naxariiste Maxamed Faarax oo kamid ahaa Taliye ku xigeenkii Ilaalada Wadooyinka Gobalka Mudug.

Axmed Muuse ayaa sheegay in ay Bartamaha Magaaladda Ku toogteen Taliye xigeenka laba nin oo ku hubaysan qoriga AK47.

Ciidamadda Amaanka ayaa ka wada Magaaladda Gaalkacyo Howlgalo amaanka Lagu xaqiijinayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com