2 July_2017 -Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhaxe Sheekh Maxamed Shaakir ayaa mar uu warbaahinta lahadlay waxa uu cafis u fidiyey qaar kamid ah maxaabiista kujira xabsiyada magaalada Dhuusamareeb.
Dhanka kale madaxweyaha ayaa ciidamada amaanka ee dagmada dhuusamareeb ku amaanay dadaalka ay wadaan ciidanka maamulka gobolada dhaxe waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay lashaqeeyaan ciidamada oo ay isgarab istaagaan.
COMMENTS