DHEGEYSO-Wasiiradda haweenka oo faahfaahin ka bixisay xeerka jinsiga ee Xukuumaddu ansixisay.

2 July_2016-Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cali Samatar ayaa sharaxaad ka bixisay erayga Gender halka uu naga soo galay iyo macnihiisa.

Sahro Cali Samatar ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in dowlad Islaam ah wasiiradeeda ay marnaba ansixiyaanwax aysan diinta islaamka raali ka’ahayn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com