Bosaaso: Qiimaha kaluunka oo hoose udhacay (dhegayso).

Bosaaso: Qiimaha kaluunka oo hoose udhacay  (dhegayso).

waxaa hoose udhac wayn ku yimid qiimaha  lakala siisto ee suuqa Bosaaso, iyadoo xabada kaluunka ay kamarayso 50 kun oo shilka Soomaaliya, halka markii hore ay ka ahayd 100 kun oo shilnka Soomaaliga ah.

magaaada ayaan lahayd keedadka kalluunka, si maraka  ay timaado kalluun yari looga faa’iidaysto.

sida ay noo xaqiijiyeen kalluumaysatada Bosaaso, hoose udhaca qiimaha ayaa waxa ay usababeeyeen   xiliga Bad furanka oo lagu jiro   iyo  kalluunkii loo iibgaynjiray  dalka Yaman oo yaraada.

Hadaba ganacsade Cabdcasiis Xuuseen Xaaji Cali ah oo milkiilaha shirakadda kalluunka ee Bareedo ayaa sharaxaya sida looga faa’ideysan karo keydadka kalluunbkaxiliyada kaluunka lawaayo.

Dhegayso.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com