Gabar Qurbaajog ah oo marki ugu horeysay Bosaaso ka hirgalisay Timajaro Casri ah dhalinyarada Puntland fariin u dirtay ( dhegayso | daawo )

Gabar Qurbaajog ah oo marki ugu horeysay Bosaaso ka hirgalisay Timajaro Casri ah dhalinyarada Puntland fariin u dirtay ( dhegayso | daawo )

Shukri Maxamed Isticmaar waxay kamid tahay Qurbajoogta Puntland ee dalka ku soo laabtay kana hirgaliyeey Puntland siiba Bosaaso Goobaha timaha lagu jarto ,taas oo u samaysan qaab casri ah.

Waxay sheegtay in dalka ay ku soo badanayaan Ajaanib ay ugu horeyaan Itoobiyaan,isla markaana dhalinyarada Somaliyeed shaqadoodi ay qabanayaan,waxayna sheegtay in loo bahanyhy in dhalinyarada ay ogaadan in shaqada Timajarida aysan ceeb ahayn,balse loo bahanyahay in dhalinyarada la baro inay ka shaqaystaan dalkooda si looga kaaftoomo ajaanibta.

Shurkri ayaa Waraysigay siisay Radio daljir ku sheegtay inay dhawaan furayso Iskuul lagu barto qaabka timaha loo jaro iyo Make Upka,taas oo ay dhalinyaradu si bilaash ah wax ku baran donaan.

Hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com