(July 04 2016)-Nabadoon Yaasiin Cabdisamad, oo kamid ah Isimada Puntland ayaa siweyn usoo dhoweeyey tallaabadii uu qaaday madaxweynaha dowladda Puntland oo sida lagu sheegay warqad kasoo baxday wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland cafis u fidiyey idaacadda Daljir oo mudo 12 beri ah xirnayd.
COMMENTS