Duufaano ku soo wajahan xeebaha Puntland iyo shacabka oo loogadigay (dhegayso)

Duufaano ku soo wajahan xeebaha Puntland iyo shacabka oo loogadigay (dhegayso)

Wararka idaacada Daljir  ay ka helayso  gobolada Bari iyo Gardafuu ayaa sheegaya in xeebahaasi ay ku soo wajahan tahay Duufaan xoogan.

duufaanta ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhufato xeebaha Raasi Casayr, Caluula, Bareeda, Xaabo, Geesaley, Murcanyo, Boosaaso, ilaa iyo Laas Qoray.

sida ay sheegtay Hay’ada saadasha hawada Puntland  uqaabilsan, Duufaantan waxa ay fadhidaa badwaynta Hindiya ee xeebaha dalka Cumaan, waxaana looga digay ganacsatada iyo kaluumaysatad in ay usafraan wadamada Carabta.

Hadaba arintan maxay  kala socotaa hay’ada saadaaha hawada ee Puntland? waxan ka waraysanay guddoomiyaha Hay,ada Hadma C/laahi C/raxmaan Cayrow.
wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com