Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka (Daawo)

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka (Daawo)

Kulanka mudanayaasha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu Shir Guddoominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kulanka uu ahaa kulankodii 6aad kalfadhigiisa 6aad ee Golaha Shacabka.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka .

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka .Wariyaha Warbaahinta daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Faahfaahinaya

Posted by Radio Daljir on Wednesday, October 30, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com