Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Madxafka iyo Maktabada Guud ee Degmada Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Madxafka iyo Maktabada Guud ee Degmada Qardho (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xariga ka jaray Wadada Wadajir ee degmada Qardho oo la saaray Laami, Wadada oo dhererkeedu yahay 500M waxaa hirgelisay Dowladda Hoose ee Qardho waxayna qeyb ka tahay Mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG.

Sidoo kale Madaxweyne Deni wuxuu balan qaaday dhismaha Wadada isku xirta Hotel Gufure iyo Suuqa-weyn ee Qardho, taasi oo dhererkeedu yahay 200M.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com