Madaxweyne Deni oo Qardho kula kulashiray qaar kamid ah xildhibaanada Puntland (dhegayso)

Madaxweyne Deni oo Qardho kula kulashiray qaar kamid ah xildhibaanada Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabddullaahi Deni ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka  karkaar waxa uu kulan kula qaatay xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Puntland .

Kulanka oo ahaa mid casha sharaf ah ayaa waxaa la iska xog wareystay xaaladda Siyaasadeed amni iyo tan dhaqaale ee mamulka Puntland,waxaana kulankan goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah golaha wasiirada Puntland.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland jaamac Dabaraani ayaa sharaxay kulanka uu madaxweynaha la qaatay xildhibaanad.
Dhegayso.

 

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com