Dibad baxayaasha Ciraaq oo qabsaday dekeda Basra

Dibad baxayaasha Ciraaq oo qabsaday dekeda Basra

Dibad baxayaasha dalka Ciraaq ayaa manta oo Talaada ah waxay qabsadeen Dakeda Ciraaq oo ku taala magaalada Basra.

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darauyaan in dowladda ay ku giilaysatay in ay soo celiso adeegsiga Internedka kadib markii la jaray saacado kooban .

Shacabka dibad baxa dhigayay ayaa ku siisiqaya meelaha laga soo saaro shidaalka e dalkaasi Ciraaq.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com