Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xuska dhalashada Nabigeena Maxamed CSW (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,  Xuska dhalashada Nabigeena Maxamed CSW (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonna xuska dhalashada Nabigeena CSw oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 12-ka Rabiicul Awal.

waxaa soo jeedinaysa barnaamijka Hodan Sulub Diini oo joogta Daljir Gaalkacyo.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com