Ciidamo lagu xiray Bosaso

Ciidamo lagu xiray Bosaso

Warar soo gaaraya radio Daljir ayaa sheegaya in ciidamo isugu jira boolis iyo daraawiish in lagu xiray magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Dowladda Puntland ayaan wali ka hadlin sababta loo xiray ciidamadan oo gaaraya inka badan labaatan askari, balse warar kalle duwan ayaa kasoo baxaya ciidamadan iyo ujeedka loo xiray.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com