Boosaaso, July 21 2016–Baarlamanka dalkaas ayaa la filaya inuu maalmaha soo socda go’aan ka gaaro in dib loo soo celiyo xukunka dilka oo wadankaas horey looga mamnuucay, si ay u suuragasho in xukuno daldalaad ah lagu fuliyo saraakiisha soo abaabulay afgembiga.
Pro- Jaamac Xaaji Warsame oo ka faalooda arrimaha siyaasadda kuna sugan Turkiga ayaa arrimahaasi waxaa ka waraystay Axmed Sheekh Maxamed Tallman oo Boosaaso Jooga.
COMMENTS