Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilkii Almaas Elman

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilkii Almaas Elman

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Bulshada Soomaaliyeed iyo Eheladii ay ka geeriyootay Almaas Elman Cali Axmed, oo Shalay lagudilay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumad Almaas Elman ayaa ahayd Gabar da’yar oo u ololeysa nabadda iyo xuquuqda Aadanaha, isla markaana aheyd Diblumaasi Soomaaliyeed oo kasoo shaqeysay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay dilka Almaas Elman, iyadoo kasoo saartay war Saxaafaeed arrimaasi ku aaddan.

Akhriso.
War-saxaafadeed-Tacsi-Almaas-Elman-20-11-2019-2

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com