Garoowe, July 22 2016-Gabdho isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib oo wax ka qoray taariikhda iyo suugaanta afka Soomaaliga ayaa waxa ay caawa khudbad ujeediyeen ardayda Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe, waxaana markii xafladdu dhammatay ay lahadleen Daljir, Cabdirashiid Bashiir Maxamuud ayaa warbixintaan ka diyaariyey.
Dhigaal Cusub
DHEGEYSO-Warkii Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Madar. Dhigaal Duug ah
DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.
FAALLOOYIN & FALCELIN