DHEGEYSO-Barlamaanka Soomaaliya oo kahoryimi go’aan xukuumaddu gaadhey.

Muqdisho, July 25 2016-Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa kasoo horjeystay Go’aanka ay dowlada Soomaliya dalka ugu saartay Hay’adda Nile Academy ee dalka Turky-ga laga leeyahay.  

Xildhibaan  Maxamed Cumar Dalxa oo ah Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamanka Soomaliya oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in uu ahaa Go’aan lagu deg degay in dalka laga saaro Hay’ada Nile Academy  oo maamulaysay Goobo waxbarashada, iyo Caafimaad.  

Waxa uu intaasi ku daray in heshiiska dalka ay ku yimaadeen Hay’adaha dalka Turky-ga uu ahaa in dalka ay maalgashi ku sameystaan hadii ay dhibaato geystaan lagala xisaabtamo dowladooda.  Hadaba Xildhibaanka waxa uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com