Gaalkacayo oo Xabsiga lagala baxay Maxaabiis ( dhegayso)

Gaalkacayo oo Xabsiga lagala baxay Maxaabiis ( dhegayso)

Ciidamo hubaysan ayaa xalay kala baxay xabsiga  magaalada Gaalkacyo eedeesane loo haystay in uu ka gnacsanjiray khamriga oo ay maxkamadu xuluntay.

Taliyaha qaybta Policeka gobolka Mudug Jamac Maxamed Axmed ayaa Warbaahinta Daljir u sheegay in raga soo weeraray xabsiga ay ahaayeen ciidamada Daraawiishta Puntland oo qaab qabiilaysan udifaacayay eedeesanaha.

Hadaba sidee ayay ku dhacday in maxmuus xukun maxkamadeed ku dhacay ay saldhiga kala baxaan ciidamo dowladda udiiwaan gashan.

Su’aashaasi waxaan hor dhignay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com