Aabbaha maxbuus marxuun Axmed Maxamed Abokor oo u dhintay jirdil ciidamada khaaska ah ee Janaraal Muxyadin ayaa Puntland ka dalbaday jawaab degdeg ah (dhegayso)

Sawirka Taliyaha Booliska Puntland Janaral Muxyadin Axmed Muuse iyo Marxuun Axmed Maxamed Xaaji Abokor Aabbaha dhalay Axmed Maxamed Xaaji Abokor oo ahaa maxbuus loo soo qabtay falal argagaxisino iyo in uu ka tirsanyahay kooxaha Daacish iyo Al- shabaab oo isaga oo aan maxkamad la horgayn u dhintay jirdil ba’an oo ay xeebta Boossaso ugu gaysteen … Continue reading Aabbaha maxbuus marxuun Axmed Maxamed Abokor oo u dhintay jirdil ciidamada khaaska ah ee Janaraal Muxyadin ayaa Puntland ka dalbaday jawaab degdeg ah (dhegayso)