Maxamud Maxamed nuur waa aabe kunool magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar,wuxuu sheegay in caruur gaaraysa 8 laga dhex xaday magaaladdda qardho.
Abahan ayaa sheegay in caruurtiisa in lagu hayo xiligan magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug,isago madaxda dowladda u diray fariin.
COMMENTS