Siyaasi Aadan Maxamed Guhaad: “Ma jirto waddo lagu baajin karo dagaal Puntland & Somaliland” (dhegayso)

Siyaasi Aadan Maxamed Guhaad: “Ma jirto waddo lagu baajin karo dagaal Puntland & Somaliland” (dhegayso)

Aqoonyahan Aden Maxamed Guhaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Puntland ee deggan dalka Ingiriiska sida weynna u falanqeeya siyaasadda gobolka ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir ku sheegay in aysan jirin waddo lagu baajin karo dagaal mar kale dhexmara Puntland & Somaliland oon ka ahayn in ciidanka Somaliland ay ku noqdaan dhulkoodii.

Md. Guhaad ayaa dhanka kalena ka hadlay doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo deegaanada Puntland iyo marxaladda guud ee dalkeenna Soomaaliya.

Aden Guhaad ayaa isaga oo jooga dalka Ingiriiska waxa uu u warramay Axmed Sh. Max’ed “Tallman” oo ku sugan studiyeheenna Daljir Bossaso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com