Abaaro kajira qaybo kamid ah Puntland (dhagayso)

Abaaro kajira qaybo kamid ah Puntland (dhagayso)

Wararka ka imanaya deegaanno ka tirsan gobollada Nugaal iyo karkaar ayaa laga soo sheegayaa Abaar ba’an iyo biyo la’aan saamaysay dadka iyo duun-yada gobolladaasi kunool.

Degmada Godobjiraan oo ka tirsan gobolka nugaal waxaa ka taagan Abaar baahsan oo ka jirta dhammaan deegaanada hoos taga Degmadaasi.

Sidoo kale deegaannada gobolka karkaar ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto abaar ba’an iyo xaaluf xilligan jiilaalka.

Wariyaheenna Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ku eegaya arrintaasi .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com