Abaaro xoogan oo wali lagasoo sheegayo gobalka bari degaano katirsan (dhegayso)

Abaaro xoogan oo wali lagasoo sheegayo gobalka bari degaano katirsan (dhegayso)

Guddoomiye ku xigenka tulada keebiguduud oo hoostagta degmadda iskushuban Cabdi Nuur Cismaan oo waraysi sinayaay maanta Radio daljir ayaa ka hadlay abaaro xoogan oo kajira tulooyinka hoosyimada degmadda iskushuban ee gobalka Bari.

Wuxuu sheegay Guddoomiye ku xigeenka in wali xaalad Abareed ay katagantahay tulooyin dhowr ah ,isla markaana loo bahanyahay in wax loo qabto dadku abaaruhu ku haystaan tulooyinkaas oo ay kamid tahay Tulaada Keebi oo iskushuban hoostagta.

Wariye Raaqiyo Ruun ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com