ABIYA AXMED: “WAXAA MAS’UULIYADDA XADGUDUBYADII DHACAY QAADAN DOONA ASKARTII KUFSIGA GEYSATAY” (daawo)

ABIYA AXMED: “WAXAA MAS’UULIYADDA XADGUDUBYADII DHACAY QAADAN DOONA ASKARTII KUFSIGA GEYSATAY” (daawo)

Abiy Axmed oo ka hadlaya xadgudubyada ka dhacay dagaalkii gobolka Tigreega ayaa yiri, “waxaa mas’uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay kufsiga ama boobtay hanti shacab.”

Dowladda Eriteriya ayaa lagu eedaynayaa in ay qayb weyn ka tahay xadgudubyada ka dhacay gobolka, Mareykanka oo arrinkaas dabajoogana waxa uu asbuucaan xannibaad la beegsaday saraakiil sare oo ka tirsan Eriteriya.

Hadalkan ayuu RW Abiy ka sheegay Baarlamaanka dalka Itoobiya oo  uu maanta hortagay.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com