Abubakar Cabdirahman Geelle (Ballidhiig), Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sool, oo ka warbixiyey dagaalka maanta ka dhacay gobolka Sool iyo xiisadda colaadeed ee xadka gobolada Cayn iyo Togdheer: “Cagtaanu marinaynaa waxaan aragno, dhulkayagiina waa u soo soconnaa.”
COMMENTS