Abukar Arman: Maxaa sababay in Soomaaliya ay mamnuucdo wakiilkii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya?

Mamnuuca Soomaaliya ay Nicholas Haysom dalka ka mamnuucday waxa uu khasaaro mug leh u soo jiidi karaa Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS). Asbuucii ugu horreeyey ee Sannadka Cusub, Soomaaliya waxa ay kamid ahayd waddamada farakutiriska ah ee wararka adduunka loogu hadal-hayn badnaa. Hadal-haynta Soomaaliya kuma aysan salaysneyn guusha haldoorkeeda Ilhaan Cumar oo labaatan sano kahor timid … Continue reading Abukar Arman: Maxaa sababay in Soomaaliya ay mamnuucdo wakiilkii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaaliya?