Abwaan Cabdirashid oo maray jidkii Faarax Cabduqaadir iyo Gaas oo wada abaabul horleh

Sidii aan fallaanqeyntii hore waayo dib-ugu-jalleecnay oo isugu miisaanay marxaladda siyaasadeed ee musharrax Guddoomiye Gole Wakiil Abwaan Cabdirashid uu kala mid ahaa waayihii siyaasadda sannadkii 2017 iyo siyaasi Faarax Cabduqaadir ayaan maantana waxa aan ku eegaynaa dhiigbaxa uu jabka Abwaanku ku keenay ololaha Madaxweyne Gaas. Laakiin marka hore aan yara idiin iftiimino intiina siyaasadda Fadaraalka … Continue reading Abwaan Cabdirashid oo maray jidkii Faarax Cabduqaadir iyo Gaas oo wada abaabul horleh