Abwaan oo la kulmay Wafdi ka socday WFP (daawo)

Abwaan oo la kulmay Wafdi ka socday WFP (daawo)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta kulan la qaatay Madaxa ugu sareeya Soomaaliya ee hay’adda WFP Mr Elkhadir Daloum iyo Madax kale oo ka tirsan hay’adda.

wariyaha Daljir ee Boosaaso Maxamed Muuse Qaal ayaa ka waramaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com