Xayeysii oo Ganacsigaaga Kor u Qaad

Macmiil waad ku mahadsantahay booqashada bogga Radio Daljir. Waa hubaal haddii shirkaddaada, ganacsigaaga, hay’adda aad masuulka ka tahay, ama hadba hawsha aad haysid aad ku xayeysiisid Radio Daljir in xiriirkaagu badan doono, wacyigaagu meel kasta gaari doono, oo ganacsigaagu kor u kici doono. Hadaba booqo hadba xarunta Radio Daljir ee aad xiriirka la leedahay.

Haddii aad rabtid in xayaysiiskaaga ama farriintaadu ka baahdo xarumaha Radio Daljir oo dhan, fadlan wac oo la xiriir:

  • Haashim C. Maxamuud

Madaxa Suuqgeynta Radio Daljir
Daljir Bossaso
(090) 776-5970

Mahadsanid,
Radio Daljir Soomaaliya

FAALLOOYIN