Afhayeenka wasaarada Amniga Dowladda Federaalka Somaaliya Cabdi Cali ibraahim ayaa ka hadlay weraar shalay galinkii dambe lagu qaaday hoteel naasohablood 2 oo ay werareen kooxo katirsan alshabab ,iyado weraarkaas dad badan oo masuuliyin kujiraan ay ku dhinteen.
Afhayeenka ayaa sheegay in weraarkaas lasoo gabagabeyeey ,isla markaana uu u tacsiyeenayo ehalada dadka dhintay ,wuxuna sheegay in weraarka dadka soo qaday ay ahayeen 5 Nin oo katirsan alshabaab halka 2 kamid ah toogasho lagu dilay 3 kalena gacanta lagu dhigay.
Afhayeenka ma sheegin tirada rasmiga ah ee dadka ku dhintay weraarka Hoteelka balse dib warbaahinta ugu sheegi donaan .
dhegayso codka
COMMENTS