#Garowe | Afhayeenka Xisbiga Shaqaalaha Cali Tay ayaa beeniyey inay goobjoog ka ahaayeen waxna ka soo saareen warqadii ay maanta soo saareen qaar kamida Xisbiyada Puntland taas oo lagu sheegay in xisbiyada diyaasadeed ee Puntland ay diyaar u yihiin doorasho qof iyo cod ah.
COMMENTS