Bossaso, July 11 – Shacabka magaalada Bossaso ayaa afkaartooda ka dhiibtay qaraxii 2-aad ee Bossaso ka dhacay isla todobaabkan, lalana eegtay ciidanka bilayska Bossaso. Amni darrida Puntland ma aha mid ugub, waase mid faraha ka baxaysa.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
COMMENTS