Agaasimaha Cusub ee Wasaaaradda Waxbarashada Puntland oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso+Sawiro)

Agaasimaha Cusub ee Wasaaaradda Waxbarashada Puntland oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso+Sawiro)

Agaasimaha Cusub ee Wasaaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax ayaa maanta Xilka la Wareegay wuxuu kala wareegay AgaasimihiiHore ee Wasaaraddaas Maxamed Cabdiqaadir Cisaan oo loo badalay Wasaaradda Cadalada Puntland ..

Munaasabad ay Xilka kula kala wareeegayeen ayaana lagu qabtay Xarunta Wasaardda Waxabarashada Puntland Sida ay Warbixintaan inoogu Hayso Xaawo Axmed Maxamed oo Garoowe joogta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com