Agaasimaha guud ee hay’adda Astaynta maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuq-maasuqa oo Daljir u waramay (dhegayso)

Agaasimaha guud ee hay’adda Astaynta maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuq-maasuqa oo Daljir u waramay (dhegayso)

Agaasimaha guud ee hay’adda Astaynta maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuq-maasuqa Dawladda Puntland ,Cabdiraxmaan Cali Guureeye sidoo kalena guddoomiye u ah Guddiga Xalinta Cabashooyin shaqaalaha oo uu Magacaabay Madaxweynaha Puntland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Idaacadda Daljir waxaa uu kaga warbixiyay halka ay marayso shaqaddii loo xil saaray guddigga ,waxaana kale oo uu ka hadlay la dagaallanka musuq maasuqa iyo baahinta maamul wannaagga uu waddo xafiiska uu madaxda ka yahay .

Mudane Cabdiraxmaan ayaa sheegay in tan iyo markii uu xafiiska yimid 4 sanno ka hor ay dadaal ku bixiyeen siddii ay bulashada uga wacyi-gellin lahaayeen Musuq maasuqa iyagoo shirar kala duwan u qabtay .

Wariye Axmed Sheekeeye oo warraystay Agaasimaha ayaa waydiiyay marka hore bal waxyaabaha la taaban karo oo illaa hadda ay qabteen .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com