Agaasimaha maxjarada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud, oo waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey kormeer dhaqaatiir ka socda Sucuudigu ku tageen maxjarada Boosaaso iyo arrimo la xiriira fasaxa dhoofinta xoolaha Soomaaliya ee Sucuudiga.
HOOS KA DHEGAYSO
COMMENTS
xoolaha nool ee somaliya waxa ay leeyihiin suuq wanaagdan oo la orankaro waxa uu ubaahanyahay in kor looqaado
soomaaliya waxa ay hodon kutahay xoolaha nool hadii ay hesho fursad ay ku dhoofiso xoolaha waxa ay guul lama huraana ka gaaraysa dhanka ganacsiga