Agaasimaha Wasaarada dekedaha iyo Gaadiidka bada Puntland Cabdimajiid Samatar Jaafaan oo maanta shir -jaraaid kuqabtay Xafiiskiisa dekeda Bosaaso ayaa waxa uu faah faahin uu kabixiyay qidmadaha lagu kordhiyay badeecadaha dekeda uga sodaga ganacsatada iyo sida ay yihiin ,xaalada dekeda Bosaaso Heshiiska dekeda ee ay lagashay shirkada P&O POTR iyo waxa uu qorsha uu yahay in lagu daro iyo dhamaystika dhamaan adeegyadii aylahaan jirtay dekeda.
Hoos kadhegayso codka
COMMENTS