Agaasimihii warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo iscasilay Qoraal uu soo dhigay bartiisa face buug ayaa u qornaa sidan
Agaasimihii warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Maanta oo ay taariikhdu tahay 2-da Nofeembar 2024 waxa aan halkan ku soo gudbinayaa warqadda shaqo ka tegista xilka Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Qaranka (Villa Soomaaliya) aniga oo Madaxwaynaha JFS uga mahad celinaya fursaddii uu ii siiyay in aan la shaqeeyo laba xilli oo xasaasi ahaa: ololihii dib u doorashadiisa iyo muddo xileedkii labaad ee la doortay”.
FAALLOOYIN & FALCELIN