Madaxweyne ku-xigeenka maamulka gobolada dhexe ee Ahlsunna Wal-jameeca Cali Baashi oo la hadlay Warbaahinta ayaa u mahadceliyay gurmad ay dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaarsiisey deegaamada uu maamulkaasi ka arrimiyo.
Dhanka kalena madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ahlusun ayaa waxa uu xusay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya ay sare u qaado gurmadka ay gaarsiinayso dadka dhiban.
DHEGAYSO KHUDBADIHII LA JEEDIYEY
COMMENTS