Muqdisho, 27, Jan, 2016-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta go’aan Cad ka soo saaray Shaqada ay hayaan Madasha Wadatashiga qaran ee ku howlan dejinta nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa marka uu dhamaado waqtiga dowlada hada jirto.
Madasha Wadatashiga qaranka waxaa qeyb ka ah Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya, Madaxda Maamul goboleedyada Dalka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana uu ka koobnaa bayaanka gudoomiyuhu lixda qodob ee soo socota.
Akhri
COMMENTS