AKHRI-Magacyada musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo Kuxigeenka Hirshabeelle.

Jowhar, Oct 16 2016–Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa maanta lagu wadaa inay kadhacdo doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle. 

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, waxaa kamid ah; 

1–Cali Cabdulaahi Cosoble 

2–Cali Maxamed Cararaale iyo

3–Maxamed Cabdi Waare 

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, ee jeedinaya khudbadaha ayaa waxa ay kaal yihiin, musharax;  

1–Cali Guudlaawe Xuseen iyo  

2–Cali Taagoow Xuseen 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com